Madaxweyne Deni oo u Mahad celiyay maamulka Gobolka Banaadir (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed “Cumar Filish”.   Guddoomiye Cumar Finish ayaa Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ku bogaadiyey doorkii muhimka ahaa ee uu ka qaatay in la go’aamiyo doorashada dalka.   Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay maamulka Gobolka Banaadir … Continue reading Madaxweyne Deni oo u Mahad celiyay maamulka Gobolka Banaadir (Sawirro)